|
Monivisio.fi
Monivisio waxaa la aasaasay maarso 2009 waxaana mashruucan Maalgalinaya
wasaarada arimaha gudaha iyo Midowga Reer Yurub( EU )
Waxayna soo bandhigi doonaan barmaamijyo loogu faa,
iideynayo dadka soo galootiga ah sidii ay wax ula
qaybsanlahaayeen wadankan finland iyo shacabkiisa
Maadaama ay usoo guureen Dalkani Finland.
Barmaamijyadaas oo kubixi doona luqadaha kala ah
Ruushka, Somaliga, Persiyanka, Kurdishka qaybo kalena
waxaanu ku samayn doonaa luqada Finnishka .
|